opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Talyaaniga oo dirqi kaga badiyey Macedonia +Sawirro

FacebookTwitterGoogle+Share

Xulka dalka Talyaaniga ayaa dirqi kaga badiyey Xulka dalka yar ee Macedonia kaas oo ay ladheeleen kulan katirsanaa isreeb reebka koobka aduunka 2018.

Kulankaan ayaa ku dhamaaday 2-3 Waxaana Talyaaniga oo qaybta hore 1 Gool layimid loogu badalay 2 deg deg ah Waxaana ay heleen Guusha daqiiqadihii dheeriga ahaa ee lagu daray Cayaarta.

Weeraryahanka kooxda Lazio ee Ciro Immobile ayaa Guusha u horseedey dalkiisa kadib markii uu dhaliyey 2 Gool oo muuhiim ah inkastoo Talyaaniga ay ka muuqatay habacsanaan aad u badan.
MATCH FACTS

Macedonia: Bogatinov, Ristovski, Mojsov, Sikov, Ristevski, Zuta, (Ibraimi 45), Hasani (Trajchevski 84), Alioski, Spirovski, Pandev, Nestorovski (Petrovik 68)

Subs not used: Stjepanovic, Jahovic, Trickovski, Zahov, Gjorgjev, Siskovski

Goals: Nestorovski 57, Hasani 59

Italy: Buffon, Barzagli, Bonucci, Romagnoli, Bernardeschi, (Sansone 64), Bonaventura, (Parolo 64), Candreva, Verratti, De Sciglio, Belotti, (Eder 83), Immobile.

Subs not used: De Rossi, Criscito, Darmian, Astori, Ogbonna, Perin, Florenzi, Benassi, Donnarumma.

Goals: Belotti 24, Immobile 75, 90

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook