Trump oo hanjabay Dumarkii Fadeexeeyay +Video

Donald Trump ayaa xamili waayay eedeynaha wali qul-qulaya ee ay dumar uu horay u hunguriyeeyay usoo jeedinayaan, waxaana uu iminka ugu hanjabay in uu sharciga la tiigsan doono kaddib marka ay dhamaato doorashada.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook