opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Turkiga oo Basas Aan Xabadu Karin ku wareejisay dowladda Soomaaliya +Sawirro

FacebookTwitterGoogle+Share

Dowladda Turkiga oo ka mid ah dowladaha taageera dowladda Soomaaliya ayaa Maanta ku wareejisay Gawaari nooca Basaska ah oo aan rasaasta Karin Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed.

Gawaaridaan ayaa loogu tala galay maxaabiista ku jirta Xabsiyada magaalada Muqdisho in lagu qaado xilliyada la geynaayo Maxkamadaha.

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Bashiir Maxamed Jaamac oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Taliska Asluubto uu u baahnaa baabuurtaan, islamarkaan waxa uu u mahadceliyay dowladda Turkiga oo deeqdaan soo gaarsiisay ciidanka Asluubta Soomaaliyeed.

Basaskaan oo tiradooda ay tahay 2 ayaa waxaa loogu tala galay in loogu adeego Maxaabiista ku xiran Xabsiyadda Muqdisho sida uu sheegay Safiirka Dowladda Soomaaliya u fadhiya Dalka Turkiga Amb Cabdullaahi Maxamed Cali (Sambaloolshe)

basas1 basas bas-640x382

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook