opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Ugaas Salaad Cali Jimcaale Wasiir Odawaa Hortiisa ayaa La Igu Jir Dilay +Cod

6-12
FacebookTwitterGoogle+Share

Shirka Jowhar ayaa waxa shalay khudbad Run sheeg ah waxa ka jeediyey Oday ka mid ah Ergada ka qeyb galeysay Shirkaasi oo soo bandhigay Sir Qarsooneyd.

Ugaas Salaad Cali Jimcaale oo ah Odayga Khudbada jeediyey waxa uu tibaaxay in Lagu Takrifalay Dhaqaalihii Ergada loogu talogalay intaasi kadibna la amray in Shirka Odaygaasi laga saaro.
Ugaas Jimcaale ayaa sheegay in Ciidan uu ku Amray Xoghayaha Joogtada Wasaarada Arimaha Gudaha Soomaaliya Yaxye Cali Ibraahim,iyadoo Wasiir Odawaa oo Shirka kusugnaa ay Ciidanku ku hor jir dileen.

Salaad Jimcaale ayaa sheegay in ay Cabashadooda ay ku saleysneyd Beeshooda oo Xaqii ay laheyd markii ay soo dhawaatay dhaarintii Xildhibaanada HIRSHABELLE la badelay Xubintii Beesha ay Ku laheyd Baarlamaanka La dhisayo.

Sikastaba ha ahaatee Shirka Jowhar ayaa hadda maraya meel gebo gabo ah iyadoo Shirkaasi uu yahay mid doorashada Soomaaliya uxayiran tahay.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook