opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Ugaaska Beesha Mareexaan oo gaaray Cadaado +SAWIRRO

2
FacebookTwitterGoogle+Share

Odayaal uu Hogaaminayo Ugaaska Beesha Mareexaan Ugaas Axmed Barre Kaatooy ayaa Maanta Gaaray Magaalada Cadaado oo Xarun KMG ah u ah Dowladda Galmudug.

Waxgaradka uu Horkacayo Ugaas Taakoow ayaa Madaxtooyada Galmudug kulan kula leh Madaxweyne Guuleed iyo Kuxigeenkiisa,

waxaana Ugaaska iyo Odayaasha ay ka soo kacitimeen Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud iyadoo kulanka uu sidoo uu Qeeb ka ahaa madaxweyne ku xigeenka galmudug maxamed xaashi cabdi Carabey.

Kulankan iyo Safarka ugaaska ayaa imaanaya iyadoo ugaaska beesha Ceyr iyo ugaasyo kale ay soo gaareen Magaalada Cadaado.

1 2 3

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook