opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Ururka Horumarinta Madiina Oo Kulan Kuyeeshay Oslo 08 10 2016 +Sawirro +Video

FacebookTwitterGoogle+Share

Waxaa Maalinti shalay kulan Balaran yeeshay Ururka Horumarinta Degmada Madiina kulankaas oo ahaa mid lagu soobandhigayay wax qabadka ururka iyo Xil wareejin ay samayanayeen Maamulkii Horay usooshaqeyay.
Kulankaas ayaa waxaa kasoo qayb galay Jaaliyada Norway Gaar aha Reer Madiino iyo Marti Sharaf kale oo lagu socasuumay.
Ugu horayn waxaa halkaas kahadlay qaar kamid ah Gudigii Horay usoo shaqeeyay oo kawar bixiyay waxqabadkooda Mudadii Lixda Bilood oo ay sooshaqeeyeen iyo waxa ladoonayo in lasii qabto Bilaha soosocda.
Gugiga ayaa sheegay inay Degmada Madiina U iibiyeen Ambulas Qalabkiisa Uwada dhan yahay kana shaqeeya hada magalada islamarkaasne leh 4 Qof oo Habeen iyo Maaliba kashaqaysa oo dadka ugu tagta halkii ay uga baahdaan Degmada Dhexdeeda.
Waxay kaloo sheegeen in Ambulasta shaqaalaheeda si ay u helaan Mushahar ay u iibiyeen Bas kadhaxshaqeya Degmada Madiina Kaasoo Kutaal Calaamad Lagu aqoonsanyo inuu yahay kii ambalasta Masruufkeeda soosaarayay dadkane loosheegay inay raacaan baskaas si ay u helaan dad kashaqeeya caafimaadkooda.
waxay kaloo sheegeen inay Afur usameeyeen 80 Qoys , weliba ay ciidsiiyeen Caruurta Agoonta ee Madiino Degan.
Waxay kaloo sheegeen inay dib u bilaabeen Isbortiskii Magaalada Siloo helo dhalinyaro caafimaad qabta oo kafiyow dagaalada iyo Qabiilka.

Ugu dambayntii waxaa halkaas mar labaad lagu doortay Gudigii horey usooshaqeeyay iyadoo qaar kalne lagu kabay



img_1973
img_1976 img_1982 img_1993 img_2002 img_2003 img_2004 img_2005 img_2006 img_2007 img_2008 img_2010 img_2012 img_2013 img_2014 img_2023 img_2027 img_2030 img_2032 img_2033 img_2036 img_2044 img_2050 img_2055 img_2058 img_2059 img_2072 img_2074 img_2076 img_2077 img_2086 img_2090 img_2092 img_2095 img_2097 img_2098 img_2099 img_2106 img_2108 img_2109 img_2111 img_2112 img_2113 img_2122 img_2125 img_2126 img_2127 img_2129 img_2130 img_2135 img_2137 img_2140 img_2142 img_2143 img_2149 img_2150 img_2154 img_2158 img_2159 img_2161 img_2165 img_2167 img_2170 img_2173 img_2176 img_2179 img_2181 img_2185 img_2187 img_2188 img_2192 image-0-02-05-38a2fcc54614c863e919c704dead840615b5f488987fa61c4b2fbc8d15590911-v image-0-02-05-87fbfe4f332a230b710ab2ef60f1645a0797c71415720347e7b75b8a4e222c9e-v image-0-02-05-2688d89fff777835b6c558e43e46b4e6c70372a14299b3d6279bb81cde1b00d5-v image-0-02-05-19698adb5fd99230764300d9ddfa20ad356a5bec6da6774158b2717064b9c2a9-v image-0-02-05-bb5c4795c9d80105e48b10de52a42b9da9522d41f95212effacf2eb0ae8f8c4f-v image-0-02-05-c19c4510adde4c1159f2e5be36428cac3da16e4f7a0a353e2d5f6cfd28f82cdc-v image-0-02-05-f94e45a0afb747c302e96853a81e1eb6c7fc856da888bd4ca82327957f91b332-v

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook