opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Ururka Second Glass Citiezen Ee Norway Oo Lakulmay Xisbiga Sp +Sawirro +Video

rsz_img_1872
FacebookTwitterGoogle+Share

Ururka Second Glass Citiezen Ee Norway ayaa lakulmay Xubno kasocday Xisbiga Sp.
waxayna ka kala socdeen Gudiga Cadaalada barlamanka iyo Gudiga Kamunalka.
kulanka ayaa ahaa mid ay ururka Second Glass Citiezen Ee Norway ugu war bixinayeen dhibatada haysata dadka ajnabiga ee kunool Norway iyo weliba sida aysan wax xuquuq ah uga helin Dowlada hada jirta ee Høyre Iyo Frp.
Gudiga ayaa sifiican udhuuxay dooda Ururka Second Glass Citiezen Ee Norway waxayna aad uga xumaadeen Dhacdooyinka murugada leh ee kudhacay dadka ajnabiga waxayna balan qaadeen inay lakaashan doonaa Ururada kale ee dalka kajira si loo horgeeyo Barlamaanka.
Xubnaha Xisbiga Sp ay lakulmeena waxay kala ahayeen .
1- Heidi Greni
2- Aisha Bhatti,
3- Dagfinn Sundsbø,
4- Inger Karin Arntzen.

Dhanka Somalida waxaa kamid ahaa
1- Mahad Abib Mahamud
2-Yaser Abdulrahman Salah
3-Said Mohamud Ali
4-Munira Usman Hussein
5-Abdi Maohamed Abdille (Abdiraabi)
6-Emrullah Gursel oo kasocday Ururka Antirasistisk- Senter.

rsz_img_1861 rsz_img_1865 rsz_img_1867rsz_img_1870 rsz_img_1872 rsz_img_1883 rsz_img_1884
rsz_img_1873

rsz_img_1874

rsz_img_1875

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook