opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Waa kuma Cayaaryahanka ugu Labiska Xun Horyaalka Premier League ?+Sawiro

1
FacebookTwitterGoogle+Share

Waxaa lasheegayaa in Weeraryahanka amaahda ugu dheela Naadiga Stoke City balse ay leedahay Kooxda Manchester City Wilfried Bony loo aqoonsaday Cayaaryahanka ugu labiska liita dhamaa inta ka dheesha Horyaalka Xiisaha badan ee Premier League.

Wilfried Bony ayaa lasheegayaa in uu aad ugu liito dooqa labisyada uu qaato Waxaana lasoo saaray Cayaaryahankaan oo wata dharka Caadiga ah ee ay qaataan dadka aan waxba haysan waxaana lagu Tilmaamay in uu yahay kan ugu labiska xun Cayaartoyda oo dhan.

Cayaartoyda ka dheesha Horyaalka dalka England ayaa ku shaqeeya Lacag aad u badan Waxa ayna ku noolyihiin Nolol aad u Saraysa balse Wilfried Bony ayaa lasheegayaa in uu u nool yahay si aad uga hooseysa Cayaartoyda kale ee isaga lamidka Gaar ahaan dhanka labiska oo uu ku qaatay koobka Xumaanta.

1 2 34 5

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook