opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Waa Kuma Cayaaryahankii lagu badalay Messi kulankiisii koowaad ee uu u dheeley Barcelona+Sawiro

2-70
FacebookTwitterGoogle+Share

Xidiga Naadiga Barcelona iyo Xulka dalka Argentina Lionel Messi ayaa 16 ka bishaan u dabaal dagi doona 12 sano Guuradii ka soo Wareegtay Maalinkii koowaad ee uu u dheeley kooxda Barcelona Maalinkaas oo uu badal ku soo galay Garoonka.

Lionel Messi ayaa 16 kii October Sanadkii 2004 tii Waxa uu badal ku soo galay kulan Barcelona lacayaartay kooxda Espanyol Waxaana lagu badalay Xidigii dalka Portugal ee Deco Waxa uuna Xirnaa Messi Nambarka 30 aad,

Macalinkii Barcelona ee u dhashay dalka Holland Frank Rijkaard ayaa fursad siiyey Wiilkaan yar oo Maalinkii uu badalka ku soo galyey da diisu ahayd 17 Sano iyo 22 Maalmood Waxaana dad badan layaabanaayeen Canugaan yar ee soo galay Garoonka iyada oo aan Horay loo garanayn,

Xiligaas kadib Lionel Messi Waxa uu kooxda Barcelona la qaaday 29 koob iyada oo hada da diisu tahay 29 Sano Waxaa kaloo uu Ninkaan 5 mar noqday Xidiga ugu fiican Caalamka oo dhan.

Koobabkii uu la qaaday ayaa kala ah.

La Liga (8): 2004–05, 2005–06, 2008–09, 2009–10, 2010–11, 2012–13, 2014–15, 2015–16

Copa del Rey (4): 2008–09, 2011–12, 2014–15, 2015–16

Spanish Super Cup (7): 2005, 2006, 2009, 2010, 2011, 2013, 2016

Champions League (4): 2005–06, 2008–09, 2010–11, 2014–15

Super Cup (3): 2009, 2011, 2015

Club World Cup (3): 2009, 2011, 2015

deco-barcelona

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook