opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Waa Maxay Sababta uu Jose Mourinho qoyskiisa u soo dajin waayey Magaalada Manchester ?

1-136
FacebookTwitterGoogle+Share

Taageerayaasha Naadiga Manchester United ayaa maequra aad moodaa in ay ku soo baraarugeen in Macalinka kooxdooda Jose Mourinho uusan qoyskiisa u soo rarin Magaalada Manchester isla markaana ay weli deganyihiin Chelsea London,

Jose Mourinho ayaa Tan iyo markii loo magacaabay Manchester United waxa uu Nolol kalinimo ah ku deganaa Lowry Hotel isaga oo aan Xaasikiisa iyo 2 Caruur ah oo uu dhalay soo dajin Magaalada Manchester Kuwaas oo baaqi ku sii ah Magaalada London oo ay dageen Markii uu ku soo laabtay kooxda Chelsea.

Wargeyska Daily Mail ayaa daabacay in ay tahay Markii koowaad ee uu Jose Mourinho ay qoyskiisa kala maqnaadaan mudadii ugu dheereyd waxaana uu qaar ka mid ah Taaheerayaasha Naadiga United ka soo xigtay in ay shaki ka muujinayaan Sababta uu usoo rari waayey qoyskiisa si ay ugu wada Noolaadaan hal meel.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook