opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Waa sidee Saaka xaalada Magaalada Gaalkacyo ?

FacebookTwitterGoogle+Share

Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in saakay xaaladu ay tahay mid degan, kadib markii shalay Magaaladaas uu ka dhacay Dagaal geystay khasaare.

Wariye ku sugan Magaalada Gaalkacyo ayaa soo sheegaya in xaaladu saakay ay tahay mid degan, maadaama la arkayo dad tiro yar oo xaafadaha qaar ee Magaalada Gaalkacyo dhex socda.

Waxgaradka Puntland iyo Galmudug ayaa sameynaya wada hadalo lagu heshiisiinayo labada dhinac, si looga fakaro shacabka ku nool Gaalkacyo oo dhibaatooyin badan horey u soo arkay.

Magaalada Gaalkacyo ayaa shalay waxaa ka dhacay Dagaal u dhaxeeyay Maamulada Puntland iyo Galmudug, kuwaas oo ka kala arimiya Galbeedka iyo Koonfurta Magaalada, waxaana Dagaalkaasi uu geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook