opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Wadahadal khadka Teleefanka Ku Dhexmaray Puntland iyo Galmudug oo burburay +sababta +Cod

cabdirashiid-maxamed-xirsi
FacebookTwitterGoogle+Share

Wasiirka wasaaradda howlaha guud ee maamulka Puntland  Cabdirarashiid maxamed xirsi ayaa maata sheegay inay mar kale wada hadal dhanka taleefanka ay la yeesheen wasiiro ka tirsan maamulka Galmudug.

Wasiirku waxa uu kaloo sheegay in dhanka galmudug wasiirada ka socdaa ay soo jeediyeen qodobo ay ka mid yihiin in xabada la joojiyo,  in dhismaha Suuqa a joojiyo iyo ciidamadana la kala qaado, wixii kaloo wada hadal ahna Xamar lagu wada hadlo.

Wasiir cabdirashid ayaa sheegay in dhanka puntkand ay wadahadalka udiyaariyeen guurtida gobolka mudug, Maamuladuna ay fuliyaan wixii Guurtidu ku heshiiyaan, taasna wasiirada galnudug ay diideen kuna Adkeysteen inaysan ciidamada galmudug aysan odayaasha ka amar qaadan.

Arintida kala duwan ee Puntland iyo Galmudug ayaa keentay in wada hadalkii dhanka taleefanka ku dhex maray labada dhinac laysku Afgaran waayo.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook