opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Wararkii Ugu Danbeeyay Xaalada Magalada Gaalkacyo +Cod

qax3
FacebookTwitterGoogle+Share

Shacabka ku dhaqan Xaafadaha magaalada Gaalkacyo ayaa bilaabay inay saaka isaga barakacaan magaalada, ka dib markii ay soo wajahday cabsi xoogan oo ku aadan in mar labaad uu dagaal ka dhex qarxo ciidamada maamulada Puntland iyo Galmudug oo isku hor-fadhiya magaaladaasi.

Mid ka mid ah shacabka kunool Magaalada Gaalkacyo oo la hadlay warbaahinta, ayaa ka warbixinaya xaalada guud ee ay maanta ku sugan tahay magaalada Gaalkacyo.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook