opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Waraysigii Faysal Waraabe oo Sixun u caayey Jamaal C. Xuseen Su’aalo Kulul & Wiilkiisii Daacish galay +Video

FacebookTwitterGoogle+Share

Faysal Cali Waraabe ayaa waraysi uu siiyey Kalsan TV waxaa lagu waydiiyey Su’aalo kala duwan, wuxuuna sheegay inuu 15-sano Xisbigiisa isagu gudoomiye ka yahay, Xiligana uu ka Sharaxan yahay Isagu Wuxuuna si qaawan u caayey Jamaal Cali Xuseen oo Xiisad kala dhaxayso, Wuxuuna ku sifeeyay Qof aan Qaad ka kicin oo Qaadiraysan.

Faysal ayaa sheegay in Aqoonsiga uu ku wareeray maamulka Somaliland, aanu meel kale Jirin oo hada loo sheegay inuu ku xidhan yahay Dawlada Soomaaliya, Wuxuuna sheegay inaan laga Faa’iidaysan Xiligii aysan Awooda lahayn dawlada Soomaaliya.

Ugu danbayntii waxaa la waydiiyey Qoyskiisa oo ka bur-buray Intuu ku Jiray Siyaasada, iyadoona Wiil uu dhalay ku Biiray Kooxda DAACISH.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook