opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

WAREYSI- Haweeneydii ugu horeeysay oo ka mid noqotay Xubnaha Aqalka Sare +Cod

zam-zam-daahir-maxamuud
FacebookTwitterGoogle+Share

Zamzam Daahir Maxamuud, ayaa ku guuleysatay 67 cod oo ay siiyeen Xildhibaanada Galmudug, waxayna ku faraxsan tahay inay noqoto haweeneydii ugu horeysay ee loo doorto Aqalka Sare.

Zamzam Daahir Maxamuud ayaa Idaacada VOA u sheegtay iney ku faraxsan tahay guusha ay gaartay.

Waxay wax muhiim ah ku sheegtay in dumarku ay ka karti iyo hufnaan badan yihiin ragga, iyadoo intaa ku dartay xitaa haweenku inay ka daacadsan yihiin ragga.

Maamulka Galmudug, ayaa wuxuu noqonayaa Maamul Goboleedkii ugu horeeyay, oo si rasmi ihi u soo gudbiya qaar ka mid ah xubnaha uga qaybgalaya Aqalka Sare.

Aqalka Sare ee Baarlamaanka Somaliya oo ka kooban 54 xubnood, ayaa waxaa soo dooranaya Xildhibaanada Baarlamaanada ee Maamul Goboleedyada.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook