opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Wariye C.maalik Coldoon oo Muqdisho ka dhex helay Wiil horey ugu Hanjabay inuu Dilayo Daahir Calasow +Video

FacebookTwitterGoogle+Share

Wariye C.maalik Muuse Coldoon ayaa Wuxuu Si kedis ah Badhtamaha magaalada Muqdisho uga dhex helay Wiil lagu magacaabo Abukar Calasow Sangaab, Kaasi oo Xili uu ku sugnaa dalka Koonfur Afrika Muuqaal uu soo duubay ku sheegay inuu dilayo Dahir Calasow, Islamarkaana uu ka tirsan yahay Amniyaadka Al-shabaab.

Xiligan ayaa wuxuu sheegay inuu ka shaqaysto magaalada Muqdisho, Isagoo wada Gaadhi BAJAAJ, Wuxuuna eedayn u jeediyey Daahir, Isagoo Codsaday in Heshiis la dhex dhigo.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook