opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Wasiir Ku Xigeen ka tirsan Maamulka Galmudug oo Iscasilay+ COD

qafiifooow-1-150x150
FacebookTwitterGoogle+Share

Wasiir Ku xigeenka wasaarada Deegaanka Dhirta iyo Daaqa Galmudug Cabdi fitaax Maxamuud Axmed ayaa faah faahiyay sababaha uu isku casilay.

Wasiir ku xigeenka ayaa sheegay in warqada is casilaada uu ugudbiyay Madaxda sare ee Maamulka Galmudug isla markaana ay ka aqbaleen.

Cabdi Fitaax qafiifoow ayaa sheegay in uusan jirin wax qilaaf ah ama tabasho ah oo xilka iska casilay hasa yeeshee waxa uu sheegay in uu shaqsiyan shaqada uu isaga tegay.

Wasiir Ku xigeenka wasaarada Deegaanka Dhirta iyo Daaqa Cabdi fitaax Maxamuud Axmed {Qafiifoow} ayaa sheegay in dowlada galmudug uu ka rajeenayo in xilka uu baneeyay ay umagacaabi doonaan Ruux howl-kar ah islamarkaana Howsha Halkaa ka sii wedi kara.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook