opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Wasiir Odawaa oo Kursigiisa Qalqal Kujiro +Video

odowaa
FacebookTwitterGoogle+Share

Kulan Ballaaran ayaa waxa uu ka dhacay Magaalada Cadaado Ee Gobolka G/gaduud kuwaasi oo ka hadlay is qab qabsi ka dhex Jira Beeshaasi.

Waxaa Kulankaasi iskugu yimid Waxgaradka iyo Salaadiinta Kasoo Jeeda Beesha Reer Xaaji Saleebaan iyagoo sheegay in Qoondada Beesha ay tahay mid Lama taabtaan ah.

Kulanka ayaa Waxgaradkii iyo Odayaashii ka hadlay waxay soo bandhigeen sida ay udoonayaan sidii ay Xaqa Beesha ay unoqon laheyd mid muhiim Ah.

Waxa Kulankaasi uu yahay mid Saameyn ku leh Xitaa in Wasiir Odawaa uu ka heli waayo Xildhibaanimada beesha ay ubadan tahay hadii Khilaafkaasi uu sii socdo.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook