opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Wasiirka Amniga Galmudug oo Fariin adag u Diray Maamulka Puntland +Cod

taar-dhuleed
FacebookTwitterGoogle+Share

Cismaan Ciise Nuur Taardhuleed  Wasiirka Amniga galmudug oo warbaahinta la hadlay ayaa waxa uu sheegay in maamulka Puntland  aysan diyaar u aheyn wada hadal iyo nabad magalada gaalkacyo ka hirgasha kadib marki uu sheegay in puntalnd ay diiday in ay isa horfariistaan labada maamulka si looga hadlo xaalada gaalkacyo Iyo Wixii Dhacay Isagoo Xusay In Galmudug Ka Go,antahay waxkasta oo uu Ku Jiro Xalka Gobalka Iyo Danta Shacabka..

Wasiirka amniga Galmudug ayaa ka mid ahaa gudi wasiiro ah oo Dowlada galmudug u soo xil saartay xaalada gaalkacyo si ay ula hadlaan wasiiro kale oo ka imaanaya puntland .

Wasir Taardhuleed ayaa Xusey in aysan u Dul qaadan Doonin daansiga Puntland hadii aysan la Qaadan nabada ay Dhankooda Radinayaan ayna Isdifaacooda ku jiri doonaan,Mar uu arinkaa ka Hadlayay ayuu Yiri,,,,Cidna Gaalkacyo Marti Ugama nihin Mana Ka baryayno Nabad aysan Iyagu Nala Raadinayna Waxaan Mar Walba Ku Baaqaynaa In Nabada La Qaato ,,, Ayuu Yiri Cismaan Ciise Taardhuleed Wasiirka Amniga Galmudug.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

One thought on “Wasiirka Amniga Galmudug oo Fariin adag u Diray Maamulka Puntland +Cod”

  1. Haji Abdi Abdullahi says:

    ASCWW. Soomaaliga dhimanayaa oo ku dhimanaya magac qabiili runtii waa jaahilnimo, waxaad weysay walaalkaa Soomaaliyeed, waxaad baabi’isay dhul soomaaliyeed. Waa ciil iyo dhibaato kan ku farxaya ruux baan dilay iyo dhul baan qabsaday. Allow kaas caqli xumaa.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook