opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Wasiirka Gaashaandhiga xukuumada Soomaaliya oo eedeyn u jeediyay Maamulka Galmudug +Cod

diini_
FacebookTwitterGoogle+Share

Wasiirka wasaarada Gaashaan dhiga dowladda Soomaaliya ayaa maamulka Galmudug ku eedeeyay in ay ka gaabiyeen xalinta dagaal beeleedyada ka taagan qeybo ka mid ah gobolada Dhexe.

Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini wasiirka Wasaarada Gaashaan dhiga dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in Galmudug ay ku guul dareysatay xalinta dagaal beeleedyada ka dhaca gobolada Galgaduud iyo Mudug.

Wasiir Diini ayaa tusaale u soo qaatay dagaalada u dhaxeeya Puntland iyo Galmudug ee ka taagan Magaalada Gaalkacyo , xiisad beeleedka degmada Caabudwaaq iyo sidoo kale Ururka Ahlusunna .

Waxaa uu Madaxda maamulka Galmudug ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan sidii loo xalin lahaa dagaaladaasi , madaam uu sheegay in dadka ay mas’uuliyad ka saarantahay madaxda maamulka Galmudug.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook