opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Wasiirkii Amniga Puntland oo La Sheegay inuu Dhintay

qarjab
FacebookTwitterGoogle+Share

Warar Aan hubanti Ahaantooda la ogaan ayaa la isla dhexmarayaa oo ah inuu Naf Baxay Mas’uulkii ugu sareeyey Ciidanka Amniga Deegaanada Puntland Cabdi Qarjab.

Mid ka mid ah Warbaahinta Taageerta Galmudug ayaa Baahisey Warbixin lagu Sheegayey inuu geeriyooday Wasiirkii Amniga Maamulka Puntland Cabdi Xersi Cali (Qarjab).

Dhaawac Soo Gaaray Bilowgii Sanadkaan ayaana la sheegay uu Dabiib Ahaan utagey Dalka Jabuuti Balse Xanuunka Macaanka uu qabay dhaawacaasi saameyn ku yeeshay sidaana ku dhintay.

Saraakiiisha Ciidanka Puntland iyo Mas’uuliyiinta Maamulka Puntland ayaa waxay ka gaabsanayaan ka hadalka warkaan la isla dhexmarayo ee ah inuu Dhintay Wasiir Qarjab.

Dadka qaar ayaa Shaki Galay maadaama Arinta Gaalkacyo uusan weli Ka Hadlin Mas’uuulkii qaabilsanaa Amnigana uu yahay Qarjab oo warka la leeyahay Dhimashadiisa ayaa la qarinayaa ay Run loo qaadan karo.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook