opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Wax Ka Baro Wayne Rooney Hantida Uu Leeyahay, Mushaarka Uu Qaato Iyo Daqligiisa +Sawiro

wayne-rooney-of-manchester-united
FacebookTwitterGoogle+Share

Wayne Rooney waa kabtanka xulka Ingiriiska iyo kooxda Man United waana xidig kubada cagta maqaam sare ka gaaray sidoo kalena koobab farabadan heer naadi ku guuleestay.

Kabtan Wayne Rooney maalmo ka hor ayuu u dabaal dagay sanad guuradiisa 31-aad wuxuuna xidigaan ka mid yahay xirfadlayaasha kubada cagta kuwa daqliga ugu badan kasbadaan.

Fadlan hoos kaga bogo Wayne Rooney hantida uu heesto, mushaaraadka uu qaato, daqliga guud ee soo galo iyo macliimaad kale oo xidigan gaar u ah:

Hantida Nadiifka Ah Ee Rooneyo Heesto : £189 Million

Mushaarka Sanadlaha ah ee uu qaato Rooney : £13.52 Million

Mushaarka uu Todobaad Walbo Qaato: £260,000

Daqliga Sanad Walbo Xayeysiimaha Kasoo Galo: £3 Million

Xiliga Uu dhashay : October 24, 1985

Goobta Uu Ku Dhashay: Croxteth, Liverpool, England

Magaca Xaaskiisa : Coleen Rooney

Da’da Uu Jiro: 31-san0

Kulamada Uu Man United U Cayaaray iyo Goolasha Dhamaan tartamada kala duwan: 532-kulan wuxuna dhaliyay 246-gool

Kulamada uu xulka England u saftay iyo Goolasha Uu Dhaliyay: 118-kulan wuxuna dhaliyay 53-gool

Wayne Rooney Iyo Koobabka Uu Ku Guuleestay:

Premier League (5): 2006–07, 2007–08, 2008–09, 2010–11, 2012–13

FA Cup (1): 2015–16

Football League Cup (2): 2005–06, 2009–10

FA Community Shield (4): 2007, 2010, 2011, 2016

UEFA Champions League (1): 2007–08

FIFA Club World Cup (1): 2008

Wayne Rooney Iyo Abaal Marinada Shaqsi Ahaaneed Ee Uu Ku Guuleestay:

UEFA European Under-17 Championship Golden Player (1): 2002

PFA Players’ Player of the Year (1): 2009–10

PFA Young Player of the Year (2): 2004–05, 2005–06

PFA Fans’ Player of the Year (2): 2005–06, 2009–10

PFA Premier League Team of the Year (3): 2005–06, 2009–10, 2011–12

FWA Footballer of the Year (1): 2009–10

Sir Matt Busby Player of the Year (2): 2005–06, 2009–10

BBC Young Sports Personality of the Year (1): 2002

Bravo Award (1): 2003

Golden Boy Award (1): 2004

UEFA Euro 2004 Team of the Tournament

FIFPro Young Player of the Year (1): 2004–05

Premier League Player of the Season (1): 2009–10

Premier League Player of the Month (5): February 2005, December 2005, March 2006, October 2007, January 2010

England Player of the Year (4): 2008, 2009, 2014, 2015

FIFA Club World Cup Most Valuable Player of the Final (1): 2008

FIFA Club World Cup Golden Ball (1): 2008

FIFA FIFPro World XI (1): 2011

Premier League 20 Seasons Awards (1992–93 to 2011–12): Best Goal (vs. Manchester City, 12 February 2011)

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook