opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Waxgaradka Galmudug iyo Puntland oo ku Shiray Gaalkacyo iyo Go’aamo ay kasoo Saareen Dagaalka +Video

daawo-muuqaal-1
FacebookTwitterGoogle+Share

Waxaa maanta Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug Kulan ku yeeshay Odayaasha Dhaqanka iyo Culimada diinta ee kasoo Jeeda maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa waxay ka hadleen dagaalada kasoo Cusboonaaday magaalada Gaalkacyo.

Hadaba Waxgaradka Labada dhinac ayaa isla Gartay Qodobo dhowr ah oo lagu xalinayo dagaalka Maalintii 3 aad ka socda Magaalada Gaalkacyo, waxana ka mid ah Qodobada La isla gaaray, Xabbad Joojin Rasmi ah, Ciidanka in la kala qaado iyo Wada hadal rasmi ah iyo Nabadeyn.

Xaalada Magaalada Gaalkacyo ayaa hadda yara degan, iyadoo mararka qaar laga maqlayo Rasaas goos goos ah oo ay labada dhinac isku ridayaan.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook