opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Wayne Rooneey oo loo diidey Xitaa in uu ka mid noqdo daawadayaasha ku sugan Garoonka Stamford Bridge+Sawiro

4
FacebookTwitterGoogle+Share

Macalinka Manchester United Jose Mourinho iyo Kooxdiisa ayaa soo Gaaray Galabkii Sabtiga Magaalada London kadib markii ay Tareen ka soo Raaceen Magaalada Manchester Waxaana Safarkaas aan qayb ka ahayn Kabtanka Naadiga United Wayne Rooneey.

Wayne Rooneey ayaa Laxaqiijiyey in uusan dheeli doonin Kulanka adag ee Kooxdiisu lacayaari doonaan kooxda Chelsea kulankaas oo ka dhici doona Garoonka Stamford Bridge Waxa uuna ka daawan doonaa Cayaartaan Shaashada Gurigiisa.

Rooneey ayaa waxaa aad u dhaleeceeya Taageerayaasha Naadiga Xili Cayaareedkaan waxaana uu ahaa kulamdii la soo dhaafay mid kursiga keydka ka galay Kooxdiisa lamana shaacin Sababta rasmiga ah ee uu Jose Mourinho ugu soo dari Waayey Safarkiisa Magaalada London.

Cayaartoyda Man United u matali doonta kulanka Chelsea ee Safarka ku soo gaartay London?

De Gea, Romero, Johnstone; Darmian, Valencia, Smalling, Bailly, Blind, Rojo, Shaw; Herrera, Carrick, Schneiderlin, Fellaini, Pogba, Lingard, Mata, Young; Rashford, Ibrahimovic, Martial.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook