opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Weerar Ismiidaamin ah oo lala beegsaday Saldhigga Ciidamada Jabuuti ay ku leeyihiin Baladweyne

4
FacebookTwitterGoogle+Share

Qarax is-miidaamin ah oo gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha loo adeegsday ayaa goor-dhaw lagu beegsaday Saldhigga Ciidamada Jabuuti ee AMISOM ay ku leeyihiin Baladweyne, gaar ahaan Xaafadda Hawl-wadaag oo ku taalla Galbeedka Magaalada.

Goobta La weeraray ayaa waxa ka dhex Dagaalamaya Al Shabaab waxaana qeylo laga dhex maqlayaa Xarunta La weeraray Ee AMISOM deggan yihiin.
Qeylo ayaa laga soo sheegayaa Meesha Qaraxa ka dhacay iyo Dagaalka Hadda Socda waxaana gurmad deg deg Ah gaarayaan Xeradaasi.
Maamulka Magaalada B/weyne Ayaa waxay ka gaabsadeen ka hadalka sida ay wax udhaceen oo weli Xaaladu ay xog badan ka raadinayaan.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook