opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Xarun Isgaarsiineed oo laga hirgeliyay Cadaado +Cod+ Sawirro

11
FacebookTwitterGoogle+Share

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug Maxamed Cabdi Xaashi (Carabey) ayaa si wadajir ah xariga uga jaray xarunta isgaarsiinta ee Ciidanka Booliska Maamulka Galmudug.

Xaruntan ayaa waxaa laga furay Magaalada Cadaado waxaana ku shaqeynaya Ciidanka Booliska Maamulka Galmudug.

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug Maxamed Cabdi Xaashi (Carabey) oo la hadlay warbaahinta ayaa Ciidanka Boolska ugu baaqay in ay si wanaagsan u shaqeeyaan.

Wuxuu sidoo kale sheegay in Ciidanka looga baahan yahay in ay muujiyaan dhabar adeeg, oo ay si sax ah ugutaan shaqadii loo idmaday.

Shalay ayay aheyd markii Magaalada Cadaado Tababar loogu soo xiray Ciidamo tiradooda ay gaareyso 500 oo Askari, kuwaas oo ka mid noqonaya Ciidanka Booliska Maamulka Galmudug.

 

11 22 33 44 55 66
1

2

3

4

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook