opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Xarunta Wargeyska Xog-ogaal iyo Tifaftiraraha Wargeyskaas oo la Xiray

rr-300x160
FacebookTwitterGoogle+Share

Ciidamada amniga Soomaaliya ayaa maanta iradaha isugu laabay Xafiiska ugu weyn wargeyska xog-ogaal ee Magalada Muqdisho, iyadoo sidoo kalena Ciidamada ay Xabsiga dhigeen tifaftiraha wargeyskaasi Cabdi Aadan Guuleed”Caano-geel”

Maxamed Maxamuud oo ah Maamulaha Wargeyska Xog-ogaal ayaa idacada kulmiye ee Magaalada Muqudisho wax ka weydiisay xariga tifaftiraha iyo xarunta wargeyska oo Xalay la Xiray.

Dhinaca kale warsaxaafadeed kasoo baxay NUSOJ ayaa lagu sheegya in Ciidamada NISA ay Xabsiga dhigeen Tifaftiraha wargeyska xog-ogaal islamrkaan ay Albabada u laabeen xaruntii wargeyska ee Magaalada Muqudisho.

Xoghayaha Ururka Saxafiyiinta Qaranka Soomaaliyeed Maxamed Ibraahim Mcalimuu oo la hadlayey KNN ayaa sheegay in Ciidanka Nisa ay Xireen Wariyaha iyo xarunta,waxaana uu ku baaqay in Deg Deg loo siidaayo.

Ilaa hadda wax war ah kama soo bixin Saraakiisha Ammaanka Soomaaliya oo ku Aadan Xariga Xarunta iyo Tafaftiraha intaba.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook