opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Xasan Faarax Xujaale oo noqday Xubintii ugu horeysay ee ku guuleysata Aqalka Sare ee Xubnaha Jubbaland

Share

Musharax Xasan Faarax Xujaale iyo Musharax Cabdi Maxamed Tarax ayaa lagu bilaabay codeynta xubnaha u tartamaya aqalka sare ee baarlamanka dowladda federaalka Soomaaliya.

Doorashada oo ay codkooda ka dhiibteen dhammaan Xildhibaanada baarlamanka Jubbaland ayaa waxa ay labada musharax kala heleen sida soo socoto:-

Xasan Faarax Xujaale 42 Cod

Cabdi Max’ed Tarax 23 Cod

Gudiga doorashooyinka ayaa ku dhawaaqay in uu ku guuleystay Musharax Xasan Faarax Xujaale oo helay 42 Cod.

Waxaa hada socota u codayntii kursiga ay u tartamayaan prof Maxamed Axmed Gaandi iyo Kornell Axmed Xaashi Maxamuud.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook