opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Xidigaha Braziil ee kadheela Premier League oo kusoo laabAay England+Sawiro

1
FacebookTwitterGoogle+Share

Xidigaha Xulka dalka Braziil ee ka dheela Horyaalka Premier League ayaa dib ugu soo laabtay England kadib Safar aad u dheer oo Saacado badan qaatay Waxaana ay isku diyaarin doonaan Kulamada Todobaadka soo socda dhici doona.

Cayaartoyda kala ah Oscar iyo Philippe Coutinho ayaa bartooda bulshada soo dhigay Sawiro Xiligii ay ku soo laabteen dalka England Waxaan Xidigahaan ay u kala dheelaan kooxaha Chelsea iyo Liverpool.

Braziil ayey u ahayd Todobaadkii Guusha kadib markii ay badiyeen labadii Cayaarood ee isreeb reebka koobka aduunka iyaga oo Kulankii u dambeeyey 2-0 kaga badiyey dalka Venuezela,

Premier League England ayaa waxaa ka dheela Cayaartoy badan oo ka mid ah Xulka dalka Braziil waxaana ay kala yihiin Oscar Willian Chelsea Fernandinho Manchester City Liverpool Philippe Coutinho iyo Roberto Firmino kuwaas oo si wanaagsan uga dhex muuqday Cayaarihii dalkooda.

1 23 4

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook