opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Xil.Daahir Jeesoow oo sheegay in Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Wakiilo ujoogen sgirka Jowhar +Cod

FacebookTwitterGoogle+Share

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow oo ka Mid Ah Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa uu ka hadlay qaabka loo soo dhisay Shirka Maamulka Hirshabelle.

Daahir Jeesoow waxa uu sheegay in ay ku dadaaleen qancinta dadka Kasoo Jeeda Labada Gobol Ee Hiiraan iyo Sh/Dhexe.
Xildhibaanka waxa uu sheegay in Ugaaska Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif laga joogay shirka Jowhar oo Wakiilo ka socday kusugnaayeen.

Hadalka Daahir Jeesoow waxa uu si kulul utaaban doonaan Waxgaradka Ugaas Xasan ka mid yahay Ee B/weyne kusugan shirka Jowharna Hore uqaadacay.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook