opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Xildhibaan Boqore “ Waxaan diyaar u nahay inan ka tanaasulno Fikirkeenii iyo go’aankeenii hore”+Cod

boqorre-190x190
FacebookTwitterGoogle+Share

Qaar ka mid ah Siyaasiyiinta kasoo jeeda deegaanada maamulka Somaliland ayaa sheegay in Siyaasiyiinta kasoo jeeda deegaanada maamulka Soomaaliya in ay diyaar u yihiin in ay muujiyaan tanaasul in ay uga qeyb noqdaan dowladda Cusub ee laga dhisaayo Soomaaliya.

Cismaan Cilmi Boqore oo ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya , islamarkaana kasoo jeeda deegaanada maamulka Somaliland ayaa sheegay in siyaasiyiinta Somaliland aysan ku qanacsaneyn in gobolada Somalilnad laga siiyo xubnaha Aqalka Sare 11 xubnood , lakiin si loo badbaadiyo midnimada Soomaaliya ay diyaar u yihiin in ay tanaasulaan.

Waxaa uu sidoo kale sheegay in ay go’aan ka sugaayaan hogaamiyeyaasha Madasha Wadatashiga Qaran , islamarkaana ay taageeri doonaan go’aamada ay Soo saaraan.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook