opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Xildhibaan Xaaf Gaalkacyo Cidii Awood Leh Haloo Dhaafo +Cod

FacebookTwitterGoogle+Share

Xildhibaan Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya Ee Kasoo Jeeda Gobolka Mudug ayaa waxa uu ka hadlay Dagaalkii ugu dambeeyey Ee Ka dhacay Gaalkacyo.

Waxa Xildhibaanka uu Eedeyn kala dul dhacay Mas’uuliyiinta Qaar Ee Kasoo Jeeda Gobolka Mudug Ee Puntland iyo Madaxda Maamulkaasi Ugu sareysa.
Geelle Xaaf ayaa sheegaya in Colaada Gaalkacyo ay ka dambeyso Puntland sidaa ay tahayna ku baaqayaan in Miiska Wadahadalka lagu dhameeyo Dagaalka iyo Gacan ka hadalka.

Galmudug ayuu dhankooda ugu baaqay inay Hab Siyaasadeed oo Xal Looga gaari karo Dagaalka Gaalkacyo ay la timaado isagoo si maldahan ugaraacay Hogaanka Puntland.

Xildhibaanka oo sii hadlayey ayaa sheegay in Colaad aysan ka dhamaan doonin Gaalkacyo inta Labo Maamul oo kala siyaasad duwan joogaan uuna ku talinayo in Hal Maamul qabsado Magaaladaasi.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

One thought on “Xildhibaan Xaaf Gaalkacyo Cidii Awood Leh Haloo Dhaafo +Cod”

  1. Engr. A. T. says:

    ASC
    Anigoo ah Engr. A. T. Abdirahman, ahna Aqoonyahan Soomaaliyeed, kana soo jeeda Gobolka Mudug gaar ahaan Magaaladda lagu Dagaalamayo ee Galkacyo, ayaan waxaan kula Talinlaha Dadka Reer Mudug ee illaahood ku beeray Mudug Qarni ka Qarni halkaas isuna ah Waarid iyo Walaalo, marka, waxaa lagama maarmaan ah inay Xal Nabadeed u helaan Galkacyo ama Gobolka Mudug oo dhan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook