opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Xildhibaan Xaaf oo Cadaado lagu soo dhaweeyay +Sawiro

1
FacebookTwitterGoogle+Share

Waxaa magaalada Cadaado soo gaaray xildhibaan Ducaale Geele Xaaf oo ka tirsan Barlamaanka somaliya.

Xildhibaanka ayaa kasoo dagay Garoonka Cadaado Halkaasi oo ay Kusoo Dhaweeyeen Madax ka tirsan Galmudug.

Markii lasoo Dhaweeyay kadib ayuu la Hadlay warbaahinta Waxana uu kahadlay Arimo badan sida Xiisada Gaalkacyo ka Taagan.

Waxa uu sheegay in Maamulka Puntland aysan Afkooda iyo Gacantooda iska Warheen isla markana Colaada Gaalkacyo wadaan.

Dhanka kale ayuu ka Hadlay Safarkiisa Cadaado oo la Xiriirta Arimaha Doorashada somalia ee dhawaan dhicidoona.

Xildhibaan Xaaf ayaa ah Xildhibaanka kaliya ilaa iyo hada si adag uga hadlay Xiisada Gaalkacyo ka Taagan.

1
2
3
4
5
6 7

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook