opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Xildhibaan Xaaf “waa in laga Hortago Duulaanka Maamulka C/wali Gaas +Cod

FacebookTwitterGoogle+Share

Xildhibaan Axmed Geelle Ducaale Xaaf oo la hadlay warbaahinta ku hadasha Afka Dowladda Galmudug ayaa ku dhawaaqey Dagaal ka dhan ah maamulka C/wali Gaas ka dib markii uu qiimeyn ku sameeyey warsaxaafadeed ay soo saartay madaxtooyada maamulkaasi.

Xildhibaan Xaaf ayaa Shacabka Galmudug waxaa uu sheegey inay iska celiyaan duulaanka uu ku dhawaaqey madaxweynaha maamulkaasi puntland C/wali gaasi waxaana uu xusey in loo diyaar garoobo dagaalkaasi ku soo foogan Shacabka Iyo Dowladda galmudug.

Sidoo kale Xaaf ayaa ugu baaqey dowladda Galmudug inay joojiyaan ololaha doorashooyinka ee xilligaan ka socda Magaalada cadaado isagoo arintaasi ku sababeeyey ka hor taga duulaanka qaawan ee maamulka Gaas.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook