opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Xildhibaanada Maamulka Hirshabeelle oo la dhaariyay +Sawirro

FacebookTwitterGoogle+Share

Xaflad lagu dhaarinayay xildhibaanada baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa caawa lagu qabtay magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabelle.

Munaasabadan ayaa waxaa ka soo qeybgalay Wasiirka arrimaha gudaha dowlada Federalka Cabdraxmaan Xuseen Odowaa,wakiil ka socday urur goboleedka IGAD,guddoomiyaha gobolka Sh/dhexe Cali Cabdulaahi Xuseen iyo saraakiil ka tirsan wasaarada arrimaha gudaha.

Xildhibaano gaaraya 73 oo saddex kamid ah ay ahaayeen dumar ayaa la dhaariyay waxana xildhibaanada maamulka Hirshabelle ay gaarayaan 89 xubnood.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Cabdraxmaan Odowaa ayaa sheegay in xildhibaanada ay la wareegayaan maamulida shirka iyadoo lagu wado in xildhibaanada ay doortaan guddoomiye 12ka bishan kadibna loo gudbo doorashada Madaxweynaha maamul goboleedka.

1 2 34 5 67 8 911 22 33 44

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook