opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Xukuumada Soomaaliya oo war cusub ka soo saartay dhismaha maamulka Hirshabeelle +Cod

FacebookTwitterGoogle+Share

Wasiirka Wasaarada arimaha gudaha Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen odawaa ayaa sheegay in uu meel gabgabo ah uu maraayo dhismaha maamulka Hirshabeelle ee dhawaan looga dhawaaqay magaalada Jowhar .

Wasiirka ayaa ugu baaqay waxgaradka iyo sidoo kale xildhibaanada cusub ee maamulka Hirshabeelle in ay ka qeyb qaataan howlaha lagu dhameystiraayo maamulka Hirshabeelle.

Shalay ayaa magaalada jowhar lagu dhaariyay xildhibaanada cusub ee maamulka Hirshabeelle , Waxaana lagu wadaa in 15 bishaan la doorto Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle.

Maamulka Hirshabeelle ayaa lagu wadaa dhismihiisa in la soo gaba gabeeyo Bishan October dhexdeeda, maadaama Howlihii ugu badnaa ee dhismaha Maamulkan laga soo gudbay.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook