opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Yaa ka dambeeyey in Haweenka 30 % la siiyo ?+Video

skjermbilde
FacebookTwitterGoogle+Share

In badan oo ah NGO Ka shaqeeya inay ku dhiig miirtaan shacabka soomaaliyeed . ayaa wadamada Deeqda bixiya ku khiyaameeyey in haweenka Soomaaliya door sidaa u weyn ku lahayn siyaasadda Soomaaliya dhinac kasta.

Madaxda NGO yadan Mashruucan wata ayaa aminsan in Figradan lagu Qasbikaro Bulsha Soomaaliyeed.

Beesha caalamka ayaa Soomaalida ku cadaadisa inay haweenku ka soo muuqdaan kurasta hore ee siyaasadda,waxaana loo qondeeyay doorashada dalka ka dhacaysa dhammadka sanadkan inuu doorkooda noqdo 30 %-kiiba.

Waxaa yaab noqo tay markii Magacyadii lasoo gudbiyay ee musharixiinta aqlka sare. Maamulada in tood baden Dib loogu celiyey.

Haddaba Barnaamijka Bandhiga Kalsan TV oo ayaa si weyn loogu falanqeeyey Arrimaha Siyaasada soomaaliya.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook