opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Yuusuf Dabageed layguma soo war gelenin xil ka qaadistii lagu sameeyay +Cod

FacebookTwitterGoogle+Share

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Dabageed oo Goor dhaw aan la Xiriirnay ayaa sheegay in aan lagu soo war geliyay xil ka qaadistii lagu sameeyay.

Waxa uu sheegay in uusan ka warqabin xil ka qaadista isla markaana uu ka mqlay oo keliya Warbaahinta.

Yuusuf Dabageed ayaa sheegay in uu diyaar u yahay in xilka uu wareejiyo balse si wanaagsan in loo maro ay wanaagsan tahay xil ka qaadista lagu sameynayo.

 

waregto

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook