opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Sheeko Qosol badan Sadex Nin oo Reer Waqooyi, Reer MUDUG iyo Reer Xamar Ah iyo Qisadii ku Qabsatay Sucuudiga +Video

FacebookTwitterGoogle+Share

Gudoomiye kuxigeenka Baarlamaanka Soomaaliya Mahad Cabdale Cawad ayaa Bulshada la wadaagay Sheeko Qosol badan oo uu sheegay inay dalka Sucuudiga ku dhexmartay Saddex Nin oo Soomaali ah Kuwaasi oo ka la ah Reer Waqooyi, Reer Mudug iyo Reer Xamar.

Sadexda Nin Ayaa Qisadan waxay ku dhacday markii La xidhay, Kadibna Qofkiiba loo Ogolaaday Hal Codsi, Iyadoona Markaasi kadib Karbaash lala dhacayo HADABA MAXAA DHACAY ? DAAWO QOSOLKA.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook