opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

8 Xubnood ee Maamulka HirShabeelle u matalayo Aqalka Sare oo Muqdisho+ SAWIRRO

skjermbilde6
FacebookTwitterGoogle+Share

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle iyo xunaha Aqalka sare ee maamulkaas ayaa Maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho.

Safarka madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa wuxuu ku aaddanaa marti qaad ay isaga iyo xubnaha la socda ka heleen maamulka Gobolka banaadir, si ay u kala warqaataan, isulana meel dhigaan arrimaha ka dhaxeeya Labada dhinac.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Yuusuf Xuseen Jimacaale, ayaa sheegay inay aad ugu faraxsan yihiin ka maamul ahaan inay Muqdisho soo gaaraan Mudanayaal ka socda Aqalka Sare oo matalaya Gobollada Shabeellada dhexe iyo Hiiraan.

Madaxweynaha maamulka Hir-Shabeelle, Cali C/laahi Cosoble ayaa isna sheegay inay ka wada hadleen Labada dhinac sidii wada jir loogu raadin lahaa xuquuqda Gobolka Banaadir iyo Sahacbaka Caasimadda ku Nool.

Wafdigan oo Xalay xaflad sagootin ah loogu qabtay Magaalada Jowhar, ayaa la sheegayaa inay kala hadli doonaan maamulka Gobolka Banaadir sidii loo dhisi lahaa Waddada isku xirta Jowhar iyo Muqdisho.

skjermbildeskjermbilde-4skjermbild32skjermbilde5

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook