opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Abwaan Cabdi Shire Jaamac (Ciyaar Jecel) oo kamid noqday Xildhibaanada Aqalka Hoose +Sawirro +Cod

?????????????
FacebookTwitterGoogle+Share

Waxaa goorhaw magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee maamulka Galmudug lagu doortay Abwaan Cabdi Shire Jaamac (Ciyaar Jecel) oo ahaa aas aasihii iyo Gudoomiyihi Kooxda Fanaaniinta ee Qeylo Dhaan.

Abwaan Ciyaar Jecel oo kasoo jeeda Beesha Mareexaan gaar ahaan jufada Wagar Dhac waxaa kursiga Beeshiisa kula tartamayay sadex Musharax oo mid kamid ah aheed Haweeney.

Sida ay Shaaciyeen Guddiga Doorashooyinka Dadban Abwaan Cadi Shire Jaamac ayaa ku guuleestay Wareega koowaad ee doorashada waxa uu helay Codad gaaraya 29- cod halka Musharixiinta kalana ay heleen codad intasa ka yar.

Codadka ayaa loo kala helay sida tan.

1-Abdi Shire Jaamac oo helay 29 cod
2-Deeq Xuseen Mirre oo heshay 10-cod
3-Suldan Xaaji Aadan oo isna helay 7-cod
4-Qaasim Maxaed Abdi oo helay 5 cod

Doorashadan ayaa aheed mid aad u xiiso badneed waxaana goobta doorashada ka socotay ka dhacay dabaal degyo iyo mashxarad lagu soo dhaweenayay Guusha Xildhibaanka.

 

1 2 3

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook