opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Abwaan Maxamed Jaamac Keyd oo Hargeysa kugeeriyoday

FacebookTwitterGoogle+Share

Allaha u naxariistee waxaa Maanta Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland ku dhintay Abwaan Maxamed Jaamac Keyd oo kamid ahaa Abwaanada Soomaaliyeed ee Dalka sida weyn looga yaqaano.

Abwaan Keyd ayaa u dhintay Xanuun Mudooyinkii danbe uu la jiifay sida ay noo xaqiijiyeen Ehelkiisa.

Wasiirka Warfaafinta Xukumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye iyo Maareeyaha Tiyaatarka Qaranka Cabdi Dhuux Yuusuf ayaa Tacsi u diray Ehelka iyo Qaraabadii uu ka tagay Abwaan Maxamed Jaamac keyd.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

One thought on “Abwaan Maxamed Jaamac Keyd oo Hargeysa kugeeriyoday”

  1. Zak says:

    Innaa lilaahi wa innaa ileyhi raajicuun.
    Ilaahey waxaan ka baryayaa in Mohamed Jasma in uu Geeyo Jantu Firdows.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook