opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

AKHRISO: Dhammaan Magacyada Xubnaha Aqalka Sare ee P/land, J/land, Galmudug, Hishabeelle & K/Galbeed

sawir
FacebookTwitterGoogle+Share

Maamul Goboleedyada Puntland, Galmudug, Hirshabeelle, Koonfur Galbeed iyo Jubbaland ayaa doortay xubnaha u metelaya Aqalka Sare ee Baarlamaanka cusub.

Tirada senatoorada la doortay ilaa iyo iminka waxay gaarayaan 43 xubnood oo afar maamul goboleed ay ka yimaadeen min 8 xubnood, halka Puntland ay soo dooratay 11 xubnood.

Waxaa weli harsan 11 senator oo loo qoondeeyay Somaliland, kuwaasoo la filayo in lagu doorto magaalada Muqdisho.

Haddaba hoos ka akhriso dhammaan Magacyada xildhibaanada Aqalka sare ee la doortay:

4

3

1

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

One thought on “AKHRISO: Dhammaan Magacyada Xubnaha Aqalka Sare ee P/land, J/land, Galmudug, Hishabeelle & K/Galbeed”

  1. Abdillahi Osman (Gaasdheere ) says:

    Waa qayb sedbuursi ah,waana sababta gu weyn Somali dawlad la’aan ama dawlad xumi uga bixi la’dahay waxaa kaloo cad in colaada Somalia inay qabyo tahay Somalida waxay tiraadaa (Qabyo waa halkeed).

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook