opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

(Akhriso) Liiska Musharaxiinta ku tartamaya kuraasta aqalka sare ee gobolada woqooyi oo la soo saaray

FacebookTwitterGoogle+Share

Guddiga doorashooyinka dadban ee u gaarka ah gobolada woqooyi ayaa soo saaray liiska musharaxiinta ku tartamaya xubnaha aqalka sare looga qoondeeyey siyaasiyinta ka soo jeeda Somaliland ee ku sugan Muqdisho.

Liiska la soo saaray ayaa waxaa ku qoran 30 musharax oo ku tartami doona 11-ka kursi ee loo qoondeeyey xubnaha ka soo jeeda Somaliland ee ku soo biiraya aqalka sare ee baarlamanka Somalia.

Waxaa ku jira liiska siyaasiyiin caan ah oo qaarkood ay ka tirsan yihiin xukuumada Somalia ee xiligan dalka sii maamuleysa iyo qaar kale oo horey xilal uga soo qabtay xukuumadihii hore, waxaana qoraalka guddigu soo saaray oo shabakada allbanaadir.com ay heshay uu u qorna sidatan:-

woqwoq1 woq2

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook