opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

AKHRISO: Liiska Wasiirada iyo Xildhibaanada dowladii Xasan Sheekh ee dib loogu doortay Kismaayo

afhayeenka_baarlamaanka_somalia
FacebookTwitterGoogle+Share

Waxaa la soo gabagabeeyay doorashada aqalka hoose ee maamul goboleedka Jubbaland, ilaa 43 Xildhibaan oo ka tirsan aqalka hoose ayaa lagu doortay magaalada xeebta ah ee Kismaayo.

Toban (10) ka mid ah dadka la dooray waa Haween ka tirsan beelaha dega Jubbaland, taas oo ka dhigeysa in haweenka ay Jubbaland kuraasteeda 43-ka ah ka heleen 23.3%.

Waxaa magaalada Kismaayo lagu soo gababeeyay doorashada labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya iyado lagu doortay guud ahaan 51 xildhibaan.

Ku dhowaad kala bar 43-ka Xildhibaan ee lagu doortay Kismaayo oo ah 17 Xildhibaan ayaa noqday xildhinaano hore, waxyana lix ka mida noqdeen wasiir ka mida dowladdii waqtiyeedu dhammaaday ee Xasan Sheekh, halka wasiir kale laga joojiyay inuu tartamo.

HOOS KA AKHRISO WASIIRADA IYO XILDHIBAANADA DIB LOOGU DOORTAY KISMAAYO

1- Xildhibaan Cabdirashid Maxamed Xidig: Xildhibaan iyo Wasiiru dowlaha arrimaha gudaha.

2- Xildhibaan Cusmaan Libaax Ibrahim: Xildhibaan, Wasiir Ku Xigeenka shaqada iyo shaqaalaha.

3- Xildhibaan Maryan Aweys Jaamac, Xildhibaan iyo Wasiir hore ee qoyska

4- Xildhibaan C/raaxman Kumiye Xirsi, Xildhibaan iyo wasiiru dowlaha xafiiska Ra’iisal wasaaraha

5- Xildhibaan Xamza Sheekh Xasan Colow, Xildhibaan federaalka ah

6- Xildhibaan Luul Cabdi Aden : Xildhibaan Federaalka ah

7- Xildhibaan Cabdulahi Yusuf Xasan: Xildhibaan federaalka ah

8- Xildhibaan Cabdi Casis Cabdulahi Yusuf: Xildhibaan federaalka ah

9- Xildhibaan C/qaadir Sheekh Cali : Xildhibaan federaalka ah

10-Xildhibaan Cismaan Ibraahim Xildhibaan federaalka ah

11-Xildhibaan Maxamed Cumar Cali Caano-nuug : Xildhibaannadii KMG

12-Xildhibaan Sahro Jaamac Qorsheel : Xildhibaan federaalka ah

13-Xildhibaan Liibaan Osman Abdirahman: Xildhibaan federaalka ah

14-Xildhibaan Cabdi Cali Xasan : Xildhibaan federaalka ah

15-Xildhibaan Maxamuud Cali Magan : Xildhibaan federaalka ah

16-Xildhibaan Cabdulahi Maxamed Aden-Shaacir: Xildhibaan federaalka ah

17-Xildhibaan Maxamed Cabdi Maxamed Gaandi : Federaalka ah

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook