AKHRISO: Magacyada xildhibaanada Aqalka Hoose ee maanta lagu doortay Kismaayo

Wajiga Labaad ee Doorashooyinka xildhibaanada AqalkaHoose ee maanta ka biloday Magaalada Kismaayo ayaa la soo gaba gabeeyay, iyadoo ay ku guuleysteen illaa 6 xildhibaan.

Ergooyinka ku sugan Kismaayo ayaa soo dooranaya shaqsiyaadka ay u arkaan inay u qalmaan ka mid noqoshada Baarlamaanka cusub ee soo socda.

Doorashooyinkan oo saakay bilowday waxaa maanta ku soo baxay 6 xildhibaan kuwaas oo kala ah.

1-C/raxmaan Kulmiye Xirsi (C/raxmaan Dheere)

2-Axmed Cismaan Ibraahim

3-Sacdiyo Muuse C/laahi

4-Farxiyo Xasan Axmed

5-C/qaadir Sheekh Cali iyo Sheekh Nuur Maxamed Xasan.

Shalay Magaalada Kismaayo waxaa lagu doortay 7 Xubnood oo la xaqiijiyay in ay ka mid noqdeen Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook