opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

AKHRISO: Magacyada Xildhibaannada Barlamanka somaliya Ee Lagu Doortey Baydhabo+ Sawirro

FacebookTwitterGoogle+Share

Waxaa Maanta Koofur Galbeed lagu qabtay doorashada aqalka hoose, isu tanaasulaad ayaa goobta hareysay, aqalka sare ayaa horay 5 kursi lagu guuleystay hal mar doorasho la’aan, sidaas oo kale maanta ayey dhacday.

Kursiga 1aad waxaa ku tartamay musharaxiinta kala ah.

1: Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo ku guuleystay waxaa uu helay 45cod

2:Cabadiraxmaan Sheekh Ibraahim 5cod

3:Axamed Ibraahim Buule 0cod

Kursiga 2aad waxaa kutartamay iyagana musharaxiinta kala ah.

1:Fowziya Maxamed Sheekh oo ku guuleysatay waxaa ay heshay 49cod

2: Caziizo Cabdalla. 6cod

Kursiga 3aad waxaa ku tartamay.

1: Ibraahim Yarow Isaaq ayaa helay 50 cod

Ruqiyo Sheekh 0 cod, waa ay tanaasushay.

Kursiga 4aad waxaa ku tartamay

1: Liidow Aaden Abaadir 0 cod

2: Maxamed Ibraahim Nuur 4cod

3: Liibaan Maxamed 3cod

4: Maxamed Macallin Amiin 0cod

5: Ibraahim Fiidow 13cod

6: Maxamed Nuur Aaden 3cod

7: Daahir Cabdi Cbdalla oo ku guuleystay waxaa uu helay 28cod

Kursiga 5aad waxaa ku tartamay

1: Shariif Maxamd Cabdalla 50 cod

2: Shariif Maxamed Sheekh Axamed waa tanaasulay

Kursigas 6aad waxaa ku artamaywaxaa ku tartamay.

1: Abdiwahaab Ugaas Qaliif 50 cod

2: Fowziya Siraad, waa tanaasushay.

Kursiga 7aad: Cabdiqadir Sharif 50, Bashir Maxamed.

 

jawaari-1

jawaari

jawaari-2

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook