opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Amaal Aadan oo Soomaalida Nowey Nafta u keentay iyo Wariye Xasan Rasta oo Su’aalo ku garaacay +Video

amal-aden
FacebookTwitterGoogle+Share

Waxaanu Halkan idiinku soo Gudbinaynaa Su’aalo kulul oo la hordhigay Amaal Aadan oo ah Gabadh Soomaaliyeed oo la sheegay inay dhibaato Ba’an ku hayso Soomaalida dalka Norwey, Iyadoona sidoo kale soo Saarta Qoraalo kala duwan.

Waxaa wax laga waydiiyey arimo la xidhiidha Nacaybka ay Soomaalidu u qabaan, Dhibaatooyin laga tirsanayo, Sidoo kalana waxaa wax laga waydiiyey Siday u aragto Sooamalida Norwey oo la sheegay inay ugu Neceb yihiin Wasiirada Qaxootiga ee dalkaasi iyo iyada Amaal Aadan ?.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

2 thoughts on “Amaal Aadan oo Soomaalida Nowey Nafta u keentay iyo Wariye Xasan Rasta oo Su’aalo ku garaacay +Video”

  1. Waxan halkan hanbalyo iyo bugaadin ugu dirayaa lanadiina. Siibo Xasan oo ah, wariyo layaqaano. Uma Somaliyedna u shaqeeyo. Marka Wariyane waa dhax dhaxad waane in uu umadadiisa u shaqeeyo taas uu ku helaayo ajar badan. Marka Amaal fikradeda ayay ka hadashay taasne dhib malahan marka umadena siduu ilaah ka dhigo ayay noqanaysaa. Kolay Xasan uu hadlo way fiican tahay Amaalne filradeeda ay ka hadasho. Marka qofka bilaa adanka waa ay fiican tahay in uu hadlo. Sc Wr Wb

  2. Bashiir says:

    ASC walaalayaal Gabadhaan yaan la fogeyn halaga daayo fuquuqa si wanaagsan oo bini aadanimo kujirto haloola hadlo,
    Nasiixada hadal wanaagsan halgu sheego wixii khaldan oo ay qorto ilaahaybaa kula xisaabtamaya, hadii aad dooneysaan wixii ay ku khaldantahay inay fahanto hadalka kiisa wanaagsan halagula hadlo ilaahayna ka cabsano meelkasta oo aan joogno.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook