opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Antonio Conte oo ka Warabixiyey dhaawaca Diego Costa iyo Eden Hazard

8-27
FacebookTwitterGoogle+Share

Macalinka kooxda Kubada Cagta Chelsea Antonio Conte oo shir Jaraa id qabtay ayaa sheegay in Xidigaha Naadigiisa ee kala ah Diego Costa iyo Eden Hazard ay diyaar u yihiin kulanka adag ee ay ladheelayaan kooxda Middlesbrough isla Markaana ay ka soo kabsadeen dhaawicii soo gaaray dhawaan.

Antonio Conte ayaa Cadeeyey in Naadiguusu aad ugu faraxsanyahay in uu dib u helo Cayaartoy muhiim ah oo dhaawacyo yar yar ka soo gaareen Cayaarihii dalalkooda kuwaas oo ku soo labtay sida uu Cadeeyey Safkiisa Rasmiga ah ee uu kala hortagi doono Naadiga Middlesbrough.

Diego Costa iyo Eden Hazard ayaa dhaawacyo soo Gaareen Xiligii ay ku sugnaayeen Xeryaha Tababarka dalalkooda balse waa ka soo kabsadeen oo waxa ay dheeli doonaan kulanka Horyaalka England ee ay dheeli doonto kooxdooda.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook