opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Arsene Wenger oo la meel dhigay Mesut Ozil xidigii hore ee Dennis Bergkamp

ar
FacebookTwitterGoogle+Share

Arsene Wenger Mesut Ozil wuxuu noqon doona halyeey Arsenal sida Dennis Bergkamp oo kale .. waa hadii uu saxiixo heshiiska kooxdiisa Arsenal.
Gunners maamulahooda ayaa aaminsan in kubad sameeyahan uu la jaangaadi karo wadadii guulaha uu ku gaaray laacibkii hore ee reer Dutch Bergkamp intii lagu guda jiray 11 sano ee uu u ciyaarayay kooxda ka dhisan waqooyiga London.
Wenger ayaa rajeynaya in ozil uu kooxda la joogi doono tobanka sano ee soo aadan xili laacibkan jermaka uu gool qurux dabadn u dhaliyay naadigiisii ciyaartii ay champions league 2-3 kaga adkaaden kooxda Ludogorets talaadadii aynu kasoo gudubnay.
Ozil oo 28 sano jir ah ayaa kaga soo biiray arsenal kooxda Real Madrid lacag dhan £42 milyan oo gini sanadkii 2013 iyadoona iminka uu gabo gabo yahay wadahalka heshiis kor dhintiisa ah xili heshiiskiisa uu dhacayo sanadka 2018.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook